HomeAll newsDhageyso Qeybta 7/aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.(Sawirro)

Dhageyso Qeybta 7/aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.(Sawirro)

Waa Markale iyo Barnaamijyadii aynu kaga hadlaynay degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose oo dib usoo galay Gacanta shabaabul Mujaahidiin.

Qeybta Todobaad Ee Barnaamijka Dulmanayaashii Dib uxuroobay waxaa lagu soo qaatay Degaanka Sabiid ee shabeelaha Hoose.

Dhageyso  Dulmanayaasha Dib Uxuroobay Iyo Sabiid 20 02 2016.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA SABIID.

SabiidSabiidSabiidSabiidSabiidSabiidSabiidSabiidSabiidSabiidSabiidSabiid

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

  1. Sabiib iyo war kaa nooga yimid wabiga seed kiisa
    Cabdulaahi soomaaliyoo socod ku soo meeray
    Siduu yiri wariyihii furqaan saakay waa nabade
    Saruur iyo war farax laa kayimid saakay ciidiiye
    Sacabada miyey saarayaan saakay waa yaane
    Saliibigu mar kuu guuray iyo saan cadaha gaalo
    Sadaa dadiyo oon kii lawaa saatir mahadise
    Suubaan ka iyo ciid ka soofka iyo daaqa
    Seerohi kufrigu noo dhig tiyo siligu noo ootay
    Saxariirti uu ina badiyo saaqid yadu reebay
    Sahwigii rabaa naga vaxshiyo silacay keeneene
    Samhariira iyo naar rabigay haw sad buriyee
    Saqiir iyo kabiir uma turayn gaalka sayn talehe
    Saw taa hadeer laga boxoo soonku wada doo gay
    Saw taa si wayn loo farxoo sadadu noo taalo
    Saymaha jannaaliyo ka da,ay wabiga saab kiisa
    Sayrta ceel cadiyo diirhariyo subax bariisaynta
    Murtad baa saluugee shacbigu saakay farax weeye
    Soddex sano halkuu dago kufrigu saacad uga raysay
    Shacbigaan saluugayn shabaab waana siicidine
    Saan cadaale gaaliyo ku waa khayr ka laga sii bay
    Safii gurguurtay neceen mana sugaa yaane
    Safka cafaw wadaadada galiyo seed alhuumay san
    Ayagana saruur kuma ahayn reer ki soomaali
    Sadka caado qaataha rabiyo saaqid gaal raaca
    Seef madaxa lagu xaabiyey naga sugaa yaane
    Ayagana saruur kuma ahayn reer ki soomaali
    Sacabada shabaabaa mudnaan saakay daba deede
    Saqa jaanadaa diin ka gadan ii fatwada sayri
    Sokeeyiyo xigaal uma turaan oo sandaqo weeye
    Waxan saa u leeyahay hadaan siinka ka cadeeyo
    Goortii safayn iyo safayn uuku kala soocmay
    Saabaan ka goortuu dhig tee saan cad nagu duulay
    Saqiir iyo kabiir maalin tuu salawgu yee raayey
    Seeriga colaadeed kol kuu saani ugu yeer shay
    Subaxaanu boynee dhulkiyo samadu qiiqaw day
    Suub yaa lahaayey markuu salawgu yee raayey
    Wadaad xume kufrigay saacideen saan cad kii yimide
    Misna waxay ku saacidi fatwada suniyo boog daacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular