Sheekh Mullah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa ka hadlay Fadliga uu leeyahay Barashada Cilmiga sharciga iyo darajada lagu gaarayo aakhiro iyo aduun xili uu uwaramayay idaacadda alfurqaan.
Waxa uu sheegay in allaah uu koryeelayo kuwa iimaanka laga helay ee Cilmiga La siiyay.
Cilmiga sharciga ah ee loo baahanyahay inuu barto qofka Muslimka ah ayuu shiikhu faafaahiyay.
Dhanka kale waxa uu sheekhu wareysigaan kaga hadlay Bulshada aan cilmi lahayn dhibaatada ay la kulmi karto.
Dhageyso Wareysiga Sheekh Mullah Fadliga Cilmiga
Barashada Cilmiga sharciga ah ayaa sare loo qaaday wilaayaadka waxaana ka socdo dadaallo baaxad leh oo umadda loo gala dagaalamayo jahliga.