Barnaamijkan gaarka ah waxaan ku eegi doonnaa dhaqannada iyo caadaadka ay leeyihiin Muslimiinta caalamka, gaar ahaan xilliyada la jooga maalmaha munaasabadaha Ciida.
Waxaan u kuur galney dhaqannada la xiriira labiska, cuntada, diyaar garowga iyo booqashooyinka ay sameeyaan muslimiinta kunool inta badan wadamada caalamka Islaamka.
Halkan ka dhagayso Barnaamij Gaar ah-Dhaqannada Ciida ee wadamada Muslimiinta