Khilaafaadkii ugu adkaa, islamarkaana meeshii ugu sarreysay ayaa soo kala dhexgalay dowladaha Masar iyo Itoobiya, kaas oo salka ku haya biya xireenka An-Nahda ee ay Xabashidu ka dhisayaan webiga An-niil.
Dhawaan ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abey Axmed wuxuu shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay dagaal uu la galo Masar, si loo meel mariyo biya xireenka muranka dhaliyay ee An-Nahda.
Warbixintan oo muhiim ah, dhinacyo badan ka eegeysa xaaladda taagan, ayuu wariyaheena Cabdi Fataax Maxa’ed Qaasim ku eegayaa khilaafaadka biya xireenka An-nahda, iyo si guud webiga An-Niil.
Halkan ka dhagayso Warbixin Muhiim ah oo ku saabsan Webiga An-Niil iyo biya xireenka An-nahda.