Libaaxyada Jeebbeysan waa warbixinno taxane ah oo gaaraya illaa 10 xalqo, waxayna Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaaan maxaabiista ugu caansan ee ku xiran xabsiyada Dowladda Maraykanka iyo maamulka Aala-Sucuud.
Warbixintu waxay soo bandhigeysaa taariikhda raggaas oo isuga jira hogaamiyaal iyo culimada diinta Islaamka, kuwaas oo lagu heysto iney sheegeen kalimadda xaqqa ah ama ka hor yimaadeen duulaannada Maraykanka ee Caalamka Islaamka.