Wadanka Maraykanka waxaa ka dhacday arin la yaab leh, kadib markii hooyo Soomaaliyeed ay gowracday wiil yar oo iyadu dhashey.
Hooyada falkan naxriis darrada ah geystay ayaa la sheegay in marka ay gowracday wiilka kadib ay ku riday haamaha qashinka lagu keydiyo.
Hadaba Sidee u dhacday sheekada Hooyo Soomaaliyeed oo gowracday wiil ay iyadu dhashey?
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.