Maxkamadda Raddul Madaalim ee wilaayada islaamiga ah ee Banaadir ayaa xukun sharci ah kasoo saartay dood sanado badan soo jiitameysay oo ku aadan dhul ku yaala degmada Yaaqshiid.
Maxkamadda Islaamiga ah ayaa waxaa dacwad keensaday dad ku muransanaa dhulka, waxaana baaritaan dheer kadib ay maxkamaddu soo saartay xukun sharci ah.
Halkan ka dhagayso Xukunka Maxkamadda Islaamiga ee Banaadir.
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.