HomeAll newsAskari Lagu Magacaabo Amxaar Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

Askari Lagu Magacaabo Amxaar Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

Degmada Kaaraan ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa lagu dilay askari katirsan ciidamada Dowladda federaalka.

Askarigan oo lagu magacaabo Amxaar ayaa kamid ahaa ilaalada gudoomiyaha magaalada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Askarigan waxaa horay looga sii qaatay qori iyo boosh uu watay, waxaana dilka geystay rag hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular