Saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay fuliyeen howlgallo lagu beegsaday ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.
Afgooye waxaa qarax ka dhacay lagu dilay askari dharcad ah oo katirsan Sirdoonka Dowladda federaalka, kaasoo lagu magacaabo Maxamed Buube.
Qarax kale oo ka dhacay deegaanka Ceelasha biyaha waxaa lagu dhaawacay 3 askari oo katirsan ciidamada Dowladda federaalka.
Duleedka Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe qarax isna ka dhacay waxaa ku dhaawacmey 1 askari oo katirsna ciidamada Dowladda federaalka.
Deegaanka Baar Sanguuni, waxaa isna saaka ka dhacay howlgal ay fuliyeen ciidamada Mujaahidiinta, qoriga garabka laga tuuro ayaana lala heley teendhow ay degnaayeen ciidamada maamulka Jubbaland.