Madaxwweynaha Faransiiska ninka lagu magacaabo Emmanual Macron ayaa maanta oo Jimco ah waxaa u billowday safar labo maalmood qaadan doona oo u uku waramayo wadamada muslimiinta ee dhaca Khaliijka.
Macron oo dhaqalae doon ah ayaa ku hormaraya wadanka Imaaraatka Carabta, halkaas oo uu kula kulmey dhaxalsugaha Imaaraatk Muxamad bin Zaayid iyo masuuliyiin kale.
Waxay sidoo kale booqashadiisu oo qaadan doonta labo maalmood uu ku tagayaa Qadar iyo maamulka Aala-Sucuud, halkaas oo uu kula soo kulmaya madaxda wadamadaas.
Safarka Immanual Macron waxaa ku wehlinaya masuuliyiin sar sare oo katirsan dowladda Faransiisak, shirkadaha ganacsiga ee wadankaas iyo saraakiil kale, waxaana Macron uu doonayaa inuu soo saxiixo heshisyo ganacsi iyo iskaashi dhaqaale waxa loogu yeeray oo lagu sii boobayo hantida muslimiinta ee dhulka Khaliijka.
Waxay dad badan oo muslimin ah wax laga xumaado ku tilmaameen in ninkii caayay Rasuulka Salla-llahu caleyhi wasalalm uu maalin cad booqasho ku tago Xarameynka iyo halkii uu kusoo degay waxyiga, iyadoo weliba aaney muslimiintu wax tallaabo ah qaadin.