HomeAll newsMaxkamad Islaami ah Oo Xukun ka gaartay Dhul ku yaala Degmada Hodan.

Maxkamad Islaami ah Oo Xukun ka gaartay Dhul ku yaala Degmada Hodan.

Maxkamadda Islaamiga ee Radul Madaalim ee wilaayada Banaadir ayaa xukun ka gaartay dhul lagu muransanaa oo ku yaala degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Xukunkan ayaa qeyb ka ah silsilado xukunno ah oo ay maxkamadda Radul Madaalim ka gaartay dhul lagu muransanaa oo ku yaala Muqdisho iyo duleedyadeeda.

Halkan ka dhagayso Xukunka Maxkamadda Raddul Madaalim.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular