Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Axad ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-01-1444 oo waafaqsan 13-08-2022,Ku soo dhawaada Barnaamijka Dhuuxa waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir ee hoos ka dhagayso.