Maxamed Xasan Xaad oo ah hormuudka Odayasha la shaqeeya Shisheeyaha iyo Dowladdda Federaalka ah kana mid ahaa dadkii lagu weeraray Hotel Xayaat ayaa ka warbixiyay qaabkii weerarku ku bilowday Aasigna sheegay in khasaare badan ka dhashay.
waxa uu Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay in uu iclaamayay ama ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Xarakada Shabaabul Mujaahidiin laakiin hoog iyo halaag laga dhaxlay.
sidoo kale Ra’iisalwsaare Xamsa Cabdi Barri ayuu sheegay in uu Madaxweynaha go’aankaas aan la mahadin la qaatay.
wuxuu sheegay in weerarkaanu jawaab u yahay warkii madaxda Dowadda federaalka ah geesta kalena waxa uu tilmaamay in dadka hotel lagu weeraray la dayacay oo aan dhaqso loo soo gurman.
Halkaan ka dhegeyso Warbixin ku saabsan warka Maxamed Xasan Xaad