HomeAll newsR/Wasaarihii Hore ee Yahuudda oo ku Baaqay in Ciidanooda Laga Soo Saaro...

R/Wasaarihii Hore ee Yahuudda oo ku Baaqay in Ciidanooda Laga Soo Saaro Qaza, Rajo Beelna ka Muujiyay Duullaankooda.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Yahuuda ninka lagu magacaabo Ehud olmert ayaa dhaliilo waawayn u jeediyay binyamiin natanyhu iyo xukumadiisa oo uu ku tilmaamay mid qurun ah.

Oolmoorta ayaa ku baaqay xabad joojin dagadag ah iyo in ciidankooda laga soo saara dagaalka ma dhalayska ah ee ay kugoon dhanka kalan lagu dadla sidi looso furan lahaa maxaabissta yahuuda ee kumaqan gacanta kooxaha muqawamada aydoo loo hogaansamaya shuradaha ay sheegteen muqwamda gacanta ku haysa maxaabissta yahuuda

Raysulwasarahan hore ayaa sidoo kale tilmaamay in tirtirta muqawmada hubaysan iyo ahdaafta  kale ee uu kucelceliyo natanyahu anay suurta gal ahayn waligeedna ay dhaboobi doonin

Ehud olmert aya maqaal uu qooray  laguna daabacay wargayska yahuudiga ah ee haartis ku sheegay in kayaanka sahyuniga ah ee iskugu yeera dawlada israail aanay hortiisa yaalin wax aan ka ahayn laba doorasho oo kala ah in uu dagaalka joojiyo wadahadalana uu la furo muqawamada hubaysan ee reer falstiin.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin mooshinka ka dhanka Natanyahu.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular