Waxaanu joognaa gadaalka Deyr barwaaqo ah, taasoo xooluhu ku cayileen kuwoodi irmaanaana caanaha laga maalayo kordheen.
Reer Miyigu xiliga barwaada waxay dareemaan farxad badan, maxaa yeelay waxay dul joogaan xoolahooda oo noloshoodu isbedeleyso oo kii caadto ahaa cayilayo kii irmaan ahaana dararay (Caano badan yeeshay).
Allaah mahaddii waxaa laga soo kabsaday abaaro iyo boob yaraan sanadihii la soo dhaafay dadka iyo duunyada saameyn ku yeeshay.
Hadaba Idaaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay booqatay degaano miyi ah oo ka kala tirsan gobalada Shabeelaha Hoose iyo Baay, si ay ugu kuur gasho xaaladda geelayda gobaladaas ku dhaqan.
Wareysiyo aanu la yeelanay geelaydu waxay ku muujiyeen farxadda ay xiligaan dareemayaan.
Halkaan Ka Dhegeegeyso Warbixin Nolosha Geeladayda Iyo Xiliga Barwaaqada
Asc
Maasha allaah bahda idaacada alfurqaan waan idin salaa mayaa salaan kadib birri dagmada takaba ee kutaala galbeedka mandera ayaa laga musaa firinaayaa kuwo isugu jiro qabiil ahaan oromo iyo waleyta arsi oo itoobiya xageedi kasoo shaqadoonteen waxaa sabab u ah in laga musaafiriyo munkarka ayeey dadka kufasahaadiyeen
Halkaan waxaan kasalaamayaa asxaabteyda reer salagle gaar ahaan macalim mursal iyo axmed Cali