HomeAll newsBanaan bax Buulo fulaay ka dhacay oo dhiibista badda looga soo horjeedo.

Banaan bax Buulo fulaay ka dhacay oo dhiibista badda looga soo horjeedo.

Banaan bax looga soo horjeedo in qayb ka mid ah Badda Soomaaliya la siiyo Itoobiya ayaa Shalay ka dhacay Magaalada Buulo Fulaay ee Gobalka Baay.

Dadweyna Careysan Gudaha  Buulo fulaay Calanka Itoobiya Cagta Dhulka kula jiiday, waxaana Bulshadu jeediyeen hadalo qiiro leh oo ay kaga soo horjeedaan in qayb ka mid ah badooda lagu Milkiyo Itoobya.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa 20 kiilow mitir oo bad ah oo Dekedda Saylac ku jirto i saxiixay Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed taasoo dadka Soomaaliyeed badnakood ka kacdoomeen.

Hoos ka dhegeyso Codka dadweynaha sawiradana ka daawo

Halkaan ka dhegeyso Waaliga Baay dadweynaha  buulo fulaay oo banaan baxa ka dhigay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular