Magaalada astaanta u noqotay sabarka iyo sumuudka ee qaza, ayaa waxaa malinkii 89aad ka soconay dulaanka hamajiga ah ee ay halkaasi kawaadaan ciidanka iyo diyaradaha sahyuuniga gumaysi doonka ah.
Wararkii u dambeeyay ee ka imanaya jiida qaza ayaa ku waramaya; in diyaradaha gumaysataha 24-tii saac ee lasoo dhahafay ay jiida qazah kagaysteen , 15 duqayn oo majsara ah, laguna beegsaday gooba ay ku sugnayeen dad rayid ah oo u badan dumar iyo caruur dhalaan ah.
Mundhamada caafimaadka falastiiniyinta ayaa xaqiijisay, in diyaradaha maamulka gumaystaha ay ka gaysteen gudaha magalada 15 duqayma gumaad ah oo ay ku shahiideen 207 qof oo falstiiniyiin ah sido kalana ay ku dhawacmeen 338 qof oo abriya aan waxba galabsan ah.
Halkaan Ka Dhageyso Warbixin dulaanka Qaza oo galay malinkii 89aad