Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 20-06-1445, Geesta kalena waa 02-01-2024, Kusoo dhawaada Barnaamij wareed gaar ah oo aan uga hadleyno heshiis uu hogaamiyaha Maamulka Somaliland Itoobiya ku siiyay badda Soomaaliya, waxaana ka qeyb galaya qaar kamid ah wariyayaasha Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan,