HomeAll newsDiirada:Aqoonyahanno falanqeeyay Badda La siiyay Dowladda Itoobiya.

Diirada:Aqoonyahanno falanqeeyay Badda La siiyay Dowladda Itoobiya.

Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah oo maalinta jimcaha ah ka baxa warbaahinta Alfurqaan ayaa maanta si qoto dheer looga faaqiday Badda La siiyay Itoobiya iyo sida dareenka leh ee umadda Soomaaliyeed kaga soo horjeesteen.

Waxaa ka qeybgalay Aqoonyahanada kala ah Ibnu Muflix,Maxamuud Ugaas iyo Maxamed Deeq Ibraahim.

Halkan ka dhageyso Diirada Jimcaha 12 01 2024

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular