Duullaanka Yahuudda ee Qaza ayaa galay bishii 3-aad oo xiriir ah, iyadoo saacadihii lasoo dhaafay ay marinka Qaza ka dhaceen duqeymo uu Kayaanka Suhyuuniga ah ku beegsaday dadka rayidka ah.
Sidoo kale in ka badan 20 askari oo Yahuud ah ayaaa lagu dilay iska hor-imaadyo culus oo ka dhacay Jiidda Qaza, kuwaas oo dhex maray ciidamada Yahuudda iyo kooxaha Muqaawamada.
Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Dagaalka Qaza oo galay maalinkii 90