Wali waxaa taagan hadal heynta iyo carada xooggan ee ka dhalatay tallaabadii uu madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi uu Badda Soomaaliya uga iibiyay dowladda Kenya.
Hadaba Maxaan ka ognahay dowladaha ku lugta lahaa islamarkaana Itoobiya u fududeeyay iney si sahlan ku hesho qeyb kamid ah xeebaha Somaliya, Ku Dhageyso Falanqeyntaaan.
Halkaan Ka Dhageyso Falanqayn hadal hayn ku aadan heshiiskii bada somaliya.