Kusoo dhawaada wareysi gaar ah oo aan la yeelanay Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo kamid ah hal abuurada iyo aqoonyahada Soomaaliyeed.
Wareysiga Abwaanka oo lagu qaaday istuudiyaha sadaxaad ee Al-furqaan ayaa taabanaya xaaladda Abwaanka, halka uu ku dambeeyo, mowqifkiisa ku aadan heshiiska Itoobiya loogu saxiixay badda iyo arrimo kale oo muhiim ah.
Wareysiga oo dhammeystiran ka daawo linkiga hoose oo Facebook ah