HomeAll newsDF oo Xirtay Suuqa Xamarweyne, Xilli ay Kol Sii Horreysay Albaabada Isugu...

DF oo Xirtay Suuqa Xamarweyne, Xilli ay Kol Sii Horreysay Albaabada Isugu Dhufatay Suuqa-Bakaaraha.

DF ayaa wali ka wada magaalada caasimada ah ee Muqdisho olole ganacsatada Soomaaliyeed looga saarayo suuqyada ganacsi, iyadoona sababa uga dhigtey iney diideen lacagaha baada oo ay kusoo rogtey.

Ciidamada DF ayaa Suuqa Xamarweyne ee magaalada Muqdisha ku soo rogtey culeysyo horleh, iydoona albaabada isugu dhifatay goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqaas.

Ganacsatada suuqa xamar weyne oo maalmahanba ay DF handadaad joogta ah ku haysey ka gadaal markii ay ka diideen lacaga baadah oo ay kusoo rogtey ayaa la hadley warbaahinta iyagoona ka warbixiya waxa ay DF u beegsanayso.

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahin Intaas ka Badan

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular