HomeUncategorizedGanacsade Soomaaliyeed oo Koonfur Afrika Lagu dilay.

Ganacsade Soomaaliyeed oo Koonfur Afrika Lagu dilay.

Markala dalka koonfur afrika waxaa lagu dilay mid kamid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ka ganacsada dalkaasi

Wararka naga soo gaaraya magaalda Ceptown ee caasimada dalka koonfur afrika ayaa sheegaya kooxo hubeysan ay toorey ku dileen Maxamed Deymon oo kamid ahaa ganacsadata.

Kooxaha hubeysan ayaa horay usii qaatay gaari kuwa raaxada ah ee uu watay ganacsadaha.

Qaar kamid ah Soomaalida ku nool koonfur afrika ayaa dilkaan ku wargaliyay booliska Koonfur afrika oo aanan looga baran inay wax ka qabtaan dilalka ka dhanka ah Soomaalida.

bilihii ugu danbeeyay dalka koonfur afrika waxaa lagu dilay dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed oo kamid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan koonfur afrika

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular