Haweenka ku nool degmada Kurtun-waarrey ee gobalka Sh-hoose ayaa hadiyado isugu jira lacag iyo timir ku wareejiyay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee Furumaha ku sugan.
Munaasabada hadiyadaha ay haweenka ku bixiyeen oo ka dhacday Kurtun-waarrey waxaa goob joog ka ahaa qaar kamid ah odayaasha dhaqanka Sh-hoose.
Halkaan ka Dhageyso aweenka Kurtun-waarrey oo ka warbixinaya hadiyadaha ay wareejiyeen.
Halkaan ka Dhageyso Odayaasha degmada Kurtun-waarrey oo bogaadiyay haweenka.