HomeAll newsMadaafiic Lagu Garaacay Xarunta Wasaaradda Gaashandhiga ee Muqdisho.

Madaafiic Lagu Garaacay Xarunta Wasaaradda Gaashandhiga ee Muqdisho.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa caawa fiidkii waxay madaafiic ku garaaceen xarunta wasaaradda Gaashandhiga ee Dowladda Federaalka.

Madaafiicda oo jugtooda laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada caasimadda ah ayaa la xaqiijiyay iney gudaha ugu dheceen xarunta wasaaradda gaashandhiga, halkaas oo ah taliska ay Dowladda Federaalka ka hagto duullaanka ay ciidankeeda ku qaadeen deegaannada lagu maamulo Shareecada Islaamka.

Illaa iyo hadda lama hayo faafaahin rasmi ah oo ku aadan waxyeellada ka dhalatay duqeyntan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular