Iyadoo dhawaan maamulka Soomaaliland uu Itoobiya u saxiixay la wareegitaanka qeybo kamid ah badda Soomaaliya, ayuu ciidanka milliteriga Itoobiya shaaca ka qaaday iney ku jiraan diyaar garowgii ugu dambeeyay oo ay kula wareegayaan badda Soomaaliya.
Taliyaha ugu sarreeya ciidamada xabashida Itoobiya oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday dhulka Soomaali galbeed ee kujira gumeysiga Xabashida Itoobiya, ayaa sheegay iney kujiraan diyaar garow kama dambeys ah oo ah iney dagaal la galaan cadowga koowaad oo Itoobiya oo uu ula jeedo umadda Soomaaliyeed.
Halkan ka dhagayso warbixin diyaargarowga ciidamada Itoobiya.