Wararkaka imaanaya dalka maraykanka ayaa kuwaramaya in magaalada waashitoon DC ee dalka maraykanka hotel kuyaala laga helay meydka sarkaal katirsan Dowlada Kenya.
Sarkaalkayaa dalka marykanka wadahadal kula dhex maraayay saraakiil Ka kawada tirsan Dowlada kuwaas oo ka kala yimid magaalada Nayrobi iyo dalka Haiti..
Mas’uuliyiin uwaramay warbaahinta kasoobaxda gudaha dalka maraykanka ayaa sheegay in qolkii uu kudegnaa lagahelay maydka sarkaalka.
Sarkaalka dhintay ayaa lagumagacaabaa Walter Nyamato oo 39 sano jir ah, bayaan kasoobaxay Booliska Magaalada washiton Sida ay sooxiganayso wakaalada wararka ee Reuters, Booliska ayaa sheegay in aya wadaan baaritaano silooxaqiijiyo geerida sarkaalka.
Madaxa Qaramada midoobay ee uqaabilsan waxaloogu yeero xuquuqul isnsaanka, Volker Turk ayaa dhawaansoosaaray hanjabaad deg deg ah taas oo kusaabsan musiibooyinka kusiibadanaya dalka hayti.
Baroor xoogan ayaa kajirta gudaha magaalada Nayrobi ee dalka Kenya waxaana lootacsiyaynayaa sarkaalkii kudhintaay Hoteela kuyaala dalka maraykanka gaar ahaan magaalada washitoon Dc ee cariga maraykanka.