HomeAll newsShriif Shekh Axmed oo Quus ka Muujiyay Xaaladda ay ku Sugan Tahay...

Shriif Shekh Axmed oo Quus ka Muujiyay Xaaladda ay ku Sugan Tahay DF.

Madaxweynihii hore ee DF Shariif Shekh Axmed ayaa kalimad uu ka horjeediyay Baarlamaanka DF waxa uu kaga hadlay xaaladda ay ku sugan tahay DF.

Ninkaan ayaa ku dheeraaday ka hadalka fashilka iyo guuldarrada qaraaar ee ay dhex maquuraneyso DF, isagoona ka digay in ay arrimahaasi ka dhashaan cawaaqib aan la mahadin.

Waxa uu sheegay in ciidanku uu burburay, DF ay qarta usaaran tahay wixii ku dhacay xukuumaddii daba dhilifka aheyd ee Afghanistan, Xaaladda ka dhex jirta baarlamaanka iyo waaqica ka taagan bannaanka ayuuna tilmaamay iney yihiin wax is khilaafsan.

Halkaan ka Dhageyso Warbixin ku aaddan qodobkaan. 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular