Ciidamada Xarakada Shababaul mujaahdiin ayaa ayaa qarax ku weeraray Guriga uuDegmada Hodon ee Magaalada Muqdisho ka degan yahayXildhibaan Cismaan Maxamuud Dufle oo ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamalmaanka Federaalka ah.
lama soo werin inta uu la eg yahay hadii halkaa Khasaare ka dhashay waxaase tani sii kordhisay Cabsida ay qabaan Madaxda sare iyo Saraakiisha kale ee Dowladda Federaalka ah ka tirsan.
Dhinaca kale waxaa qarax lagu weeraray Ciidamo dhex lugeynayay Degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho.
Geesta kale waxaa Xalay Qarax lagu Weeraray Guri uu Magaalada jannaalee Shabeelaha hoose ka degan yahay Gudoomiye Waxaad ka tirsan maamulka Jannaale kaasoo lagu Magacaabo Jaylaani Shoobariiste.
Xogta aan haleynaaa waxay sheegeysaa in ninkaa ku dhaawacmay qaraxa lala beegsaday.