Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sakay aroortii la wareegay gacan ku heynta degaanka Masagawaa ee gobalka Galgaduud, halkaas oo ay isaga firxadeen askarta DF.
Ciidanka Al-Shabaab ayaa markii ay degaanka la wareegeen waxay halkaasi ku dileen 1 askari iyagoo mid kale nolosha ku qabtay.
Waxaa intaa dheer oo ay furteen saadkii iyo agabkii mellatari ee ay lahaayeen ciidanka ka firxaday degaanka.
Sidoo kale shalay ayay aheyd markii ay ciidanka Al-Shabaab la wareegeen degaanka Camaara ee gobalka Mudug, kadib markii ay halkaasi isaga baqa carareen degaanka.
Halkaan ka dhageyso Xogta la wareegitaanka ciidamada XSHM ee Masagawaay iyo Caamaara