Barnaamijka Diirada Jimcaha oo todobaadkii maalinta jimcaha ka baxa Warbaahinta Alfurqaan ayaa todobaadkaan looga hadlay Taariikhda guracan ee dowladda Turkiga iyo Xasuuqa ay ka wado Soomaaliya.
Waxaa ka qeybgalay Sheekh Cali Cabdullaahi Sheekh Cali Katiin,Sheekh Faarax iyo Aqoonyahan Cabdullaahi Axmed.