Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan waxa ay inta lagu guda jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan dhageystayaasheeda usoo gudbineysaa Duruus, Barnaamij iyo Warbixinno dhaxal-gal ah.
Haddaba Duruusta aan idin kugu tala galnay inta lagu guda jiro bisha Barakeysn waxaa kamid ah Kitaabka Min Akhlaaqis-Salaf, waxaana inoo soo jeedinaya Sheykh Fu’aad Maxamed Khalaf.
Halkaan_Ka_Dhageyso_Dersiga_1aad_Kitaabka_Min_Akhlaaqi_Salaf_–_Sheekh_Fu’aad_Maxamed