HomeAll newsItoobiya oo Xabsiga Dhigtay 50 Ruux oo ay ku Eedeysay Iskuday Afgambi.

Itoobiya oo Xabsiga Dhigtay 50 Ruux oo ay ku Eedeysay Iskuday Afgambi.

Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay tobannaan ruux oo lagu eedeeyay isku day fagambi oo ka dhan ah xukuumadda Adis Ababa.

Dalka Itoobiya waxaa ka taagan qalalaase siyaasadeed, kadib markii uu fashilmay isku day afgambi oo la doonayay in xilka looga tuuro xukuumadda Abey Axmed.

Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa sheegtay iney xabsiga dhigtay 50 ruux oo ku eedeysan isku daygaan Afgambi ee ka dhaca dalkeeda.

Waxay sidoo kale dowladda Itoobiya dadkaan ku eedeysay iney qorsheynayeen dilka saraakiil muhiim ah oo katirsan xukuumadda Adis Ababa.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular