Tan iyo inta uu Xasan Sheekh Maxmuud la wareegay hogaaminta Dowladda Federaalka, waxay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab qaadeen silsilado camaliyaad Nafhurnimo ah oo ka dhacay magaalooyin kala duwan.
Hadaba Warbixintan waxaad ku dhageysaneysaan howlgalladii ugu caansanaa ee Istish-haadiyo ah ee beegsday Dowladda Federaalka.
Halkan ka dhagayso Warbixin camaliyaadkii ugu muuqday ee dhacay labadii sano ee lasoo dhaafay.