Sheekh Cali Katiin oo kamid ah culimada diinta Islaamka ee Soomaaliyeed oo ka hadlayay weerarka ka socda hotel SYL ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa bogaadiyay weerarka, isagoo tilmaamay in farxadiisa ay ka harsantahay inuu kamid noqdo raggaas.