War saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegtay masuuliyadda weerarka ka socda hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.
Al-Shabaab waxay sheegtay in dagaalyahannadooda ay howlgal guuleystay ka wadaan gudaha hotelka SYL ee kaabiga ku haya madaxtooyada Villa Somalia.