Xafiiska Siyaasadda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saaray war saxaafadeed lagu faafaahiyay weerar duqeymo ah oo habeenkii xalay diyaaradaha dowladda Turkiga ka geysteen deegaanka Baqdaad ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Diyaaradaha Turkiga ayaa gumaaday ugu yaraan 20 ruux, oo u badan caruur iyo haween, kuwaasoo lagu sheegay magacyadooda bayaanka kasoo baxay xafiiska Siyaasadda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Halkan ka Akhriso War saaxafadeedka.