Dagaalyahannada Inghimaasiyiinta ee katirsan guutada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, islamarkaana weeraray hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa la hadlay warbaahinta islaamiga ah.
Ugu yaraan 4 Naftood hure oo katirsan ragga gudaha u galay hotelka SYL oo la hadlay idaacadda Andalus ee afka Al-Shabaab ku hadasha ayaa bixiyay xogo muhiim ah, iyagoo diray farriimo kala duwan.
Dhagayso Warbixin Inghimaasiyiinta weeraray SYL- Ramadaan 1445