HomeAll newsHogaamiye Sare oo Katirsan Al-Qaacidada Jaziiratul Carab oo Jeediyay Kalimad Bogaadin ah...

Hogaamiye Sare oo Katirsan Al-Qaacidada Jaziiratul Carab oo Jeediyay Kalimad Bogaadin ah oo ku Socota Muslimiinta Qaza.

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Malaaxim ayaa baahisay kalimad maqal iyo muuqaal ah oo uu jeedinayo Sheekh Ibraahim Abuu Saalax oo kamid ah masuuliyiinta saree e Mujaahidiinta, taasoo uu garab istaag ugu muuninaya muslimiinta Qazza ee bishii sideedaad oo xiriir ah wajahaya cudwaanka Sahaayinida Yahuudda.

Ugu horeyntii wuxuu sheikh Ibraahim Abuu Saalax bogaadiyay muslimiinta Qazza iyo wiilashooda dagaallamaya, isagoona tilmaamay in howlgallada ay ku beegsanayaan Yahuudda ay ka farxiyeen muslimiinta, laguna ogaaday in caqiidada ay loodin karto qabweynida.

Wuxuu sheikh Ibraahim Abuu Saalax oo kamid ah masuuliyiinta mujaahidiinta Al-Qaacida si gaar ah ula hadlay guud ahaan muslimiinta Qazza, isagoona tilmaamay in sabarkooda iyo iimaankooda uu noqday darsi caqiido oo ficil ah oo ay u dhigeen muslimiinta caalamka.

Isagoo sii hadlaya wuxuu sheegay in haddii ay yihiin mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab ay ka go’antahay u hiilinta muslimiinta Qazza, dagaalka ay kula jiraan Maraykankana uu qeyb ka yahay dagaalka lagu difaacayo reer Filastiin.

Masuulkan katirsan mujaahidiinta Al-Qaacida ee ay kalimadiisu baahisay mu’assada Al-malaaxim, kana mid ah mujaahidiintii kasoo dagallamay Khuraasaan, sidoo kalena kamid ah ardeyda jaamacadda Al-Azhar, wuxuu farriin gaar ah u diray muslimiinta Masar ee meel u dhow lagu gumaadayo walaalahooda reer Qazza.

Halkaan ka Dhageyso Warbixinta kalimadda Sheekh Ibraahim Abuu Saalax

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular