Sheekh Cabdil Caziiz Abuu Muscab, Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay weerarkii cagmarinta ee saaka ka dhacay degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud.
Wuxuu Abuu Muscab ku diray shirkiisa jaraa’id farriimo muhiim ah oo ku socda shacabka Soomaaliyeed, ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo xitaa askarta Dowladda Federaalka.
Halkan ka dhagayso shir jaraa’id Sheekh Abu Muscab Ceeldheer 2Dulxijjah1445