Xaalado amni ayaa ka taagan magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, qeybaha kala duwan ee bulshada ayaana jeedinaya cabasho ka dhan ah ciidamada Dowladda Federaalka iyo maamulka magaalada.
Bajajaaleyda oo ah qeyb muhiim ah oo katirsan gaadiidka dadweynaha, ayaa sheegaya iney qarka u saaranyihiin iney shaqada isaga fadhiistaan, sababo ku aadan dhibaatada iyo culeesyada uga imaanaya ciidamada Dowladda Federaalka.
Halkan ka dhagayso cabashada Bajaajleyda Baladweyn.