Habeenkii xalay waxaa magaalada Muqdisho ka dhacday camaliyad Nafhurnimo ah, taas oo lala beegsaday goob isku imaanin ah oo ay ku sugnaayeen xubno katirsan dowladda fedaraalka.
Goobta isku imaatinka ah ee ay ka dhacday camaliyadda Nafhurnimada ah ayaa waxaa ku caweynayay shaqaale katirsan dowladda fedaraalka.
Shaqaalaha ka beegsaday ayaa waxaa kamid ah howlwadeennada wasaaradaha, sirdoonka iyo ilaaladaha xarumaha muhiimka ah ee dowladda fedaraalka.
Waxaa lasoo warinaya inuu jiro khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur ka dhashay camaliyadda Nafhurnimada ah ee xalay ka dhacday magaalada Muqdisho.
Taliska ciidamada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ballan qaaday inuu soo gudbin doono, tafaasiil dheeraad ah oo ku aaddan khasaaraha ka dhashay camaliyadda.