Shacabka ku nool degaanka Sareedo oo kamid ah dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya gumeysato, ayaa dhigay dibadbax ay kaga soo horjeedaan ciidamo katirsan kuwa kenya oo dhawaan la geeyay degaankaas.
Waxay ka hadleen dhibaatooyin kala duwan oo ay kala kulamayaan ciidamada, iyagoo tilamaamay iney ciriirigeliyeen noloshooda.
Intii ay dhiagyeen dibad baxa ay uga cabanayeen ayey sheegeen, iney rasaas huwiyeen, taasoo ay kor iyo hoosba ugu dhigeen.
Halkaan ka dhageyso dhibaatada ay ciidanka Kenya ku hayaan Soomaalida ku dhaqan Garisa