Maamulka Yahuudda ayaa weli wada xasuuqa ka dhanka ah muslimiinta Qazza, maalinkii 281aad ayaana waxaa dhacay duqeymo kala duwan oo ay ku shahiideen tobanaan ruux oo maati ah.