Barashada dhulka iyo caalamku waxay leeyihiin ahmiyad gooni ah, oo aaney jirin cid ay ka qarsoontahay, qofaan dhul marinna dhaayo maleh sidaba ay Soomaalidu ku maahmaahdo, dhulka ayaase kale ahmiyad iyo micno kala duwan.
Waxaan Allaah idinkii, taxanahan aan ugu magacdarnay Fasiiruu, si gaar ah aan xooga guu saari doonnaa, dhulalka magac iyo maamuus ku leh muslimiinta maankood, si aan wax badan uga baranno caalamka Islaamka, una soo nooleyno mustalaxaad sharci ah oo ay dad badani mooganyihiin xilligan mucaasirka ah.
Xalqada labaad ee taxanahan, oo ku baxeysa barnaamijka todobaadlaha ee Aqoon iyo Ogaal, waxaan uga hadleynaa Al-Xijaaz iyo Najdi oo hadda loogu yeero Sucuudiga.
Halkan ka dhagayso Taxane- Fasiiruu- Idaacadda Al-Furqaan- 02