Dhigane iyo Dhambaal, waa isku day ay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo heer jaamacadeed ah ay kusoo koobayaan nuxurka kutubo muhiim ah oo ay qoreen culimada muslimiinta.
Xalqada koowaad, waxaa arday lagu magacaabo Siraaju-diin isdul taag ku sameynayaa kitaabka muhiimka ah ee lagu magacaabo ” Ajnixatul-Makri Thalaatha” ama saddex geesoodka shirqoolka.