Tan iyo billawgii sannadkaan cusub ee 1446 Hijriyada oo aan ku guda jirno bishii 01-aad ee Muxarram, ciidamada xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa fuliyay howlgallo kala duwan oo ka dhan ah shisheeyaha dalka kusoo duulay ee ATMIS iyo dowladda fedaraalka.
Haddaba Maxaanu kala soconnaa howlgalladii dhacay 15kii maalmood ee lasoo dhaafay, ama sanadka cusub ee 1446? ku dhageyso falanqeyntaan hoose.