HomeAll newsDowladda Federaalka Kama Maaranto Ciidamo Shisheeye. .

Dowladda Federaalka Kama Maaranto Ciidamo Shisheeye. [WARBIXIN].

Warbixin lagu daabcay website lagu magacaabo The African East oo ka faallooda rimaha bariga Afrika ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxmuud aaney ka maarmin ciidamo Shisheeye, haddii ay dalka ka baxaan kuwa iminka jooga ee ku howlgala magaca ATMIS.

Warbixinta ayaa tilmaameysa in marnaba aaney awoodin Dowladda Federaalka iney hanato amnigeeda, oo ay iska caabiso weerarada uga imaanaya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, xaaladda amnina ay faraha kasii baxeyso marka ay Soomalaiya isaga huleelaan dhamaan ciidamada shisheeyaha.

Halkan ka dhagayso warbixinta oo dhameystiran

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular