HomeAll newsEhellada Beerallaydii Lagu Laayay Buulo-Mareer oo Ka Hadlay Gaboodfallada Loo Geysay.

Ehellada Beerallaydii Lagu Laayay Buulo-Mareer oo Ka Hadlay Gaboodfallada Loo Geysay.

Qaar kamid ah ehellada dadkii ay laayeen ciidamada shisheeye ee Uganda ayaa waraysiyo siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, iyagoo ka hadlay tacadiyada loo geystay dadkooda iyo si guud dhibaatada ay ku qabaan ciidamada Shisheeye.

Waxay tilmaameen iney joogto tahay dhibaatada ay kala kulmaan askarta Shisheeye ee ku sugan magaalada Buulo-Mareer, islamarkaana aanay jirin cid ay uga dacwoodaan, gardarona loo beegsanayo.

Halkan ka dhagyaso

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular